Farsama yaqaannada biraha tuma ee Godey
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xirfadleyaasha birta tuma ee Godey oo ka cabanaya qalabka farsamaysan ee warshaduhu soo saaraan

Xirfadleyaasha birta tuma ee ka shaqeeya magaalada Godey ayaa waxa soo foodsaaray dhibaatooyin ay sheegeen in birihii gaboobay ee ay dib u farsamayn jireen ay ku soo baxeen dad guranaya oo wershadaha ka iibsadanaya.

Waxa kale oo ay sheegayaan in qalabka farsamaysan ee warshaduhu soo saaraan ee la soo waaridaa uu meesha ka saaray agab badan oo ay farsamayn jireen oo haatan xirfadoodii iyo shaqadii ay nonol maalmeedka ka heli jireen halis ku ah oo lagaba yaabo in dhawaan laga maarmo xirfadooda.

Weriyaha BBC-da Cabdinaasir Sheekh Maxamed Xikam ayaa dadkaasi qaarkood la kulmay.