Gabdhihii ku guulaystay tartankii gabayga BBC-da ee sanadkan
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Gabdhihii ku guulaystay tartankii gabayga BBC-da ee sanadkan

BBC-du waxa ay shalay magaalada Garoowe ku soo bandhigay oo ay abaalmarinno guddoonsiiyay gabdhihii ku guuleystay abaalmarinta BBC Somali ee tartanka suugaanta ee gabdhaha ee sanadkan.

Tartankan ayaa ujeedkiisu waxa uu yahay sidii loo aqoonsan lahaa hablaha da'da yar ee gabyaaga ah ee Soomaaliyeed kuwaas oo gabayadooda ku soo bandhigay xirfad iyo aqoon durugsan oo ay leeyihiin.

Waa sanadkii labaad oo BBC-du ay abaalmarrino siinayso haweenka da'da yar ee gabyaaga ah.

Haddaba weriyaha BBC-da Suheyba Maxamed Badqas oo daadihinaysay barnaamijkii abaalmarinta, ayaa waxa ay xafladda kaddib wareysigan la yeelatay saddexda inamood ee guulaystay, waxaa hadalka ku hormaraysa Nimco Waddani.