Daawo sawirrada Rakaabkii ugu horreeyay ee Asmara ka dagay

Qaar ka mid ah rakaabkii la socday diyaaraddii ugu horreysay ee Addis ababa ka duusha kana caga dhigata Casmara

Goob kaniisad ah
Dhismo qadiimi ah oo ku yaalla Asmara
Dhismooyin Asmara
Sawirka kulankii ugu horreeyay ee ay yeeshaan Dr Abiy iyo madaxwaynaha Eriteria
Goob shaaha laga cabo
Wiil yar oo iibiya sawirada madaxda iyo calamada
Dhismayaasha Asmara
Diyaaradda Ethiopian Airlines markii ay Asmara soo caga dhigatay