Yoonis Cali Nuur oo geeriyooday

Yoonis Cali Nuur oo geeriyooday

Allaha u naxariistee waxaa magaalada London ku geeriyooday Yoonis Cali Nuur oo ahaa Saxafi in badan ka soo shaqeeyay BBC, Haddaba si aan taariikhdiisii u milicsanno waxaan wax ka waydiinay Siciid Cali Muuse oo ay inbadan soo wada shaqeeyeen, weriyaha BBC Cabdifataax Ibraahim Cagayare ayuu u warramay.