Booliiska Itoobiya oo gacanta kusoo dhigay lacago doolar ah iyo hub
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Booliiska Itoobiya oo gacanta kusoo dhigay lacago doolar ah iyo hub

Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in booliiska dalkaasi ay qabteen lacag doolar ah.

Lacagtani oo dhanayd malaayiin doolar ayaa lagu qabtay howlgal ay hormuud ka ahaayeen sirdoonka dalka Itoobiya.

Waxa sidoo kale ay booliiska gacanta ku soo dhigeen hub fara badan.

Si aan arrintani wax badan uga ogaano ayaa waxa aan qadka taleefoonka kula xiriiray wariyaha BBC ee Jigjiga Cabdi Naasir sh maxamed Xikam.