Ciidamadda Kenya oo ku weeraray Ceelwaaq xarun ay leedahay shirkadda Hormuud
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ciidamadda Kenya oo ku weeraray Ceelwaaq xarun ay leedahay shirkadda Hormuud

Dadka ku dhaqan deegaan Dhuntow oo ka tirsan Ceelwaaq Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan militariga Kenya ay halkaasi ku dileen laba qof oo dadka deegaanka ka tirsan.

Wararka ayaa sidoo klae sheegaya in ciidamadu ay burburiyeen Anteeno ay leedahay shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud.

Hadaba waxaan arrintan ka waraysanay gudoomiya ku xigeenka degmada Ceelwaaq Soomaaliya Sahal Macalin Adan oo qadka taleefoonka iigu waramay isaga oo kus ugan Ceelwaaq.