Naadiyada akhriska Burco oo buugaag cusub kusoo bandhigay bandhiga buugaagta Hargeysa
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Naadiyada akhriska Burco oo buugaag cusub kusoo bandhigay bandhiga buugaagta Hargeysa

Sanadka bandhiga caalamiga ah ee buugaagta ee Hargeysa weli ka socda waxyaabaha ku cusub waxaa ka mid ah naadiyada akhriska ee Burco oo buugaag cusub ku soo bandhigay halkaas.

Buugaagtan qaarkood ayaa waxaa qoray gabdho da'yar ah oo halkaasi kusoo bandhigay.

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa tegay xarunta buugta lagu soo bandhiga oo u kuurgalay si gaar ah kaalinta wax qorida ee hablaha.