Qoraa Soomaaliyeed oo soo jeediyay tallooyin ku saabsan sheeko werinta Af Soomaaliga
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Qoraa Soomaali ah oo soo jeediyay tallooyin ku saabsan sheeko werinta Af Soomaaliga

Qoraaga buugaagta ka qoray afka soomaaliga Cabdiraxmaan maxamed Abtidoon oo ka tirsan xarunta cilmi baadhista dhaqanka soomaalida ee Rome ayaa waxa uu ka soo jeediyay shiweynaha caalamiga ah ee daraasaadka soomaalida ee lagu soo gebogabeyay jaamicada hargeysa Shalay cilmi baadhis ku saabsan sheeko werinta afka soomaaliga .

Qoraaga ayaa sheegay in marka la eego Soomaalida sheekooyiinka ay wariyaan in yihiin kuwa xikmad ku fadhiya.

Wuxuu u waramay Abtidoon weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige