Somaliland oo xal loo raadinayo qiimaha korontada ee xad dhaafka ah
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Somaliland oo xal loo raadinayo qiimaha korontada ee xad dhaafka ah

Guud ahaan Somaliland gaar ahaan hargeisa oo ay ku nool yihiin dadka uga badan ee somaliland ayaa waxa dadku culays weyn ku haya helida koronto ama laydh ay baahiyahooga kaga haqab baxaan , qiimaha laydhka oo qaaliaya awgii , in uu laydhku qaali ku noqdo dadka waxa loo aaneeyaa shiidaalka oo qiimiihiisu waqtiyadan danbe qaali ahaa hadaba wariye cabdillahi jama oo jooga magaalada hargeysa ayaa dhinacyo kal duwan arintan kala sheekaystay warbixintan ayaanu nooga diyaariyay.