Naasnuujintu wax ma u dhintaa dumarka?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Naasnuujintu wax ma u dhintaa dumarka?

Iyadoo dunida laga xusayo toddobaadka naasnuujinta ayaa weriyaha BBC ee Jigjiga,Cabdinaasir Sheik Maxamed Xikam, waxaa uu eegayaa faa'idada naasku u leeyahay dhallaanka, iyadoo ay jiraan dumar aaminsan in naasnuujintu wax u dhimi karto muuqaalkooda.

Mowduucyada la xiriira