Sawirro: Xaalada Jigjiga oo wali kacsan

Xaalada magaalada Jigjiga ayaa la soo sheegaya inay tahay mid kacsan, kaddib markii ay milatariga Federaalka Itoobiya gudaha u galeen.

Dad badan ayaa isugu soo baxay wadooyinka magaaladaasi waxaana lasoo sheegayaa inay halkaasi ka socoto bililiqo.

Halkaan ka daawo sawirada jawiga magaalada Jigjiga.

Image caption Dad badan oo isugu soo baxay wadooyinka
Image caption Xaalada oo wali kacsan
Image caption Dhalinyarada oo wadooyinka socod ku maraya
Image caption Xaalada Jigjiga oo kacsan
Image caption Dadweynaha oo koox koox u taagan wadooyinka
Image caption Xaalada Jigjiga oo wali kacsan