Waraysi: Haweenka iyo ganacsiga xoolaha nool
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi: Haweenka iyo ganacsiga xoolaha nool

Waxa kor u kacay dhaqdhaqaaqa ganacsiga xoolaha Soomaalida, maadama lagu jiro xiligii xajka oo dalabka xoolaha la dhoofiyaa kor u kaco.

Maryam Cali Shire oo ah haweeynay ka ganacsata xoolaha nool ayaa weriyaha BBC-da Axmed Saciid Cige kula kulmay magaalada Berbera iyada oo markaa geysay xoolo ay ka kaxaysay deegaanada Caabudwaaq iyo Guri Ceel oo ka mida ah gobollada dhexe ee Soomaaliya, Waraysigan ayaanu Axmed la yeeshay Maryam Cali Shire.