Maxaa ka taqaanaa taariikhda Abwaan Dacar?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxaa ka taqaanaa taariikhda Abwaan Dacar?

Abwaanka weyn ee soomaaliyeed ee caanka ah Maxamed Aadan Dacar oo in ka badan lixdan sanadood fanka ku soo jiray ayaa weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige wuxuu ka wareystay taariikhda fankiisa siduu ku bilaabmay , iyo waxa uu dareemayo hadda marka uu eego waayaha fanka ee haatan oo ay geeriyoodeen badi fanaaniintii ay isku faca ahaayeen .

Axmed Saciid Cige wuxuu Abwaan maxamed Adam Dacar ku wareystay magaalada Hargeysa oo uu sanadahan danbe deganyahay.

Mowduucyada la xiriira