Halkey marayaan wadahadala ONLF iyo Itoobiya
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Halkee ayay marayaan wadahadala ONLF iyo Itoobiya?

Intii muddo ahaydba waxaa wadahadalo ay u socdeen ururka ONLF iyo dowladda Itoobiya. Caasimada Addis Ababana waxaa ku sugan wafdi uu hogaaminayo Cadaani Hirmooge oo ah afhayeenka ururka ONLF. Wariyaha BBC-da Cabdirisaaq Xaaji Catoosh oo Addis Ababa safar shaqo u jooga ayaa Cadaani ka waraystay bal halka wadahadalada ay Itoobiya kula jiraan ay marayaan.

Mowduucyada la xiriira