Wadooyinka Hargeysa iyo Gaadiid kala nooc ah.
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Magacyada ay bulshadu ula baxdo gaadiidka cusub ee Hargeysa

Waxaa Magaalada Hargeysa ,kusoo badanaya in baabuur kasta oo noociisu ku cusubyahay bulshada ay magac gaar ah u bixiso. maalmahan danbe waxaa ku soo kordhay baabuur badanaa lagu qaybiyo rootiga iyo wixii la mid ah , waxaa loo bixiyay magaca BUS DUKHAAN .

Haddaba weriyaha BBC-da ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa waxa uu raacay bus dukhaan yar oo roodhidii u qaybinaya dukaamada iyo makhaayadaha oo uu darewel ka yahay wiil dhallinyaro ah oo labaatan jir ah oo weliba sheegay inuu gelina shaqeysto gelinka kalena uu wax barto oo uusan doonayn in uu tahriibo.

Aan idinku wareejiyo Axmed saciid Cige oo bus dukhaankii saaran iyo maxamed Muuse Faarax oo ah darawalka Gaadhiga .

Mowduucyada la xiriira