Hablaha kubbadda cagta ciyaara ee Hargeysa
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Kooxda Lion FC waa hablo kubbad ku ciyaara Hargeysa

kooxda hablaha ee kubada cagta ee FC Lions ee hargeysa ayaa weriyaha BBC Axmed Saciid Cige wuxuu kula kulmay garoonka Hargeisa Stadium iyagoo khibrad ka korodhsanayey ciyaar kubadda cagta ah oo xilligaasi ka socotay garoonka.