Qaar ka mid ah dhageystayaasha BBC oo ka hadlay wixii ay dareemeen qaraxii 14 octoobar
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Qaar ka mid ah dhageystayaasha BBC oo ka hadlay wixii ay dareemeen qaraxii 14 octoobar

Waxaa maanta muddo sanad ah laga joogaa qaraxii Soobe ee 14-kii bishii October 2017-dii ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ku dhinteen dad kor u dhaafaya 500 oo qof, halka tiro intaasi ka badanna ay ku dhaawacmeen, hanti fara badana ay ku burburtay.

Qaraxaasi ayaa siyaabo kala duwan u saameeyay nolosha dadka ku nool magaalada Muqdisho.

Qaar ka mid ah dhagaystayaasha BBC-da ayaa aragtidooda oo cod ah oo ku aaddan sidii qaraxaasi uu u taabtay iyo waxa laga baran karo noo soo diray.