Ururada Bulshada Rayidka : Xuddunka khilaafka Soomaaliya waa dastuurka
Ururada Bulshada Rayidka : Xuddunka khilaafka Soomaaliya waa dastuurka
Guddoomiyaha Midoowga ururada bulshada rayidka ah Diini Maxamed Diini ee Soomaaliya ayaa BBC-da uga waramay aragtidiisa ku saabsan khilaafka hareeyay dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada.