C/raxmaan C/shakuur: Khudbadda Farmaajo waxaa ka muuqday dagaal iyo daandaansi

Cabdiraxmaan Cabdishakuur wuxuu naqdinayaa khudbadii madaxweynaha Soomaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo uu ka jeediyey magaalada Juba.