Media Player
Shariif Xasan
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan
07.11.2018

Waraysi ku saabsan is casilaadda Shariif Xasan

Qoraal is casilaaddiisa uu ku caddeeyey ayuu Shariifku ka soo saaray magaalada Baydhabo, wuxuuna sheegay inuu go'aankaas u qaatay sababo la xiriira "xaaladaha ka dhex jira dawladda dhexe iyo maamul goboleedka koofur galbeed".