Diyaarad nooca aan duuliyaha wadin oo qarxisay saldhig ay leeyihiin militariga Yemen
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Diyaarad Drones ah oo qarxisay saldhig ay leeyihiin militariga Yemen

Diyaarad nooca aanan duliyaha wadin ayaa weerar ku qaaday saldhig militari oo ay ku sugnaayeen ciidamada Yemen, waxaana la rumeysan yahay in diyaaradda ay soo direen maleeshiyaadka Xuuthiiyiinta.