Dadka Kenya ayaa siyaabo kala duwan uga falceliyay weerrarkii dhawaan ay ururka Al-Shabaab ku qaadeen hoteelka DusitD2.
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Culimada Kenya oo ka hadashay weerarkii Nairobi

Dadka Kenya ayaa siyaabo kala duwan uga falceliyay weerrarkii dhawaan ay ururka Al-Shabaab ku qaadeen hoteelka DusitD2.

Dadka Soomaalida ah ayaa inta badan markii weerrarada noocan oo kale ah ay dhacaan waxa ay la kulmi jireen hadallo ay ku durayaan Kenyaanka kale hasayeeshee markan waa ay ka duwan tahay qaabkii hore, maxay tahay sababta?

Umuurtaas ayaa waxaannu ka wareysannay Sheekh Maxamed Ibrahim Shakuul oo ka mid ah culimada iyo ganacsatada magaladatan Nairobi, waxa uu u warramay weriyaha BBC-da Bashiir Maxamed Caato.

Mowduucyada la xiriira