Qabow aad u darn  oo saameeyay nolosha Soomaalida ku nool Mareykanka
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Qabow aad u darran oo saameeyay nolosha Soomaalida ku nool Mareykanka

Dalka Maraykanka gobolladda qaar waxaa ka dhacaya qaboow aad u daran iyo dabaylo dufaano baraf ah wata. Qabowgaan ayaa la sheegayaa in qofku 5 daqiiqo haddii uu dibadda taagnaado uu u idhiman karo. Qaboowgaan oo wata dabaylaha ayaa saameeyey nolosha dadka Soomaalida ah. Siyaad Saciid Saalax ayaa warbixintaan ku eegaya sida qabowgan daran uu u sameeyay dadka gobolka Minnesota.