Barayaasha Jaamacaddaha Sudan oo dalbaday dibadbaxyo dheeraad ah oo ka dhan ah dowladda
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Barayaasha Jaamacaddaha Sudan oo dalbaday dibadbaxyo dheeraad ah oo ka dhan ah dowladda

Barayaasha Jaamacadaha dalka Sudan ayaa ee ku sugan caasimadda dalkaas ee Khartoum, ayaa ku baaqay in la qabto dibadbaxyo dheeraad ah oo looga soo horjeedo xukuumadda.

Arrintan ayaa imaanaysa ayadoo dhawaan mauuliyiinta Sudan ay amar ku bixiyeen in la siidaayo qof kasta oo la xiray muddadii bisha kor u dhaafaysay ee ay dhacayeen dibadbaxyada dalkaas.

Haddaba si aan faahfaahin uga helno wararkii ugu dambeeyey iyo saamaynta ay dibadbaxyadaasi ay ku yeesheen Goobaha waxbarashada Ayaan ka warraysannay Cabbaas Maxamed Nuur oo ah Arday dalkaas wax ka barta isla markaasna ah wariye madax banaan.