Abwaan da'yar oo gabayiidiisa diirrada ku saara dhaqanka bulshada Soomaalida
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Abwaan da'yar oo gabayadiisa diirrada ku saara dhaqanka bulshada Soomaalida

Abwaan Cabdlaahi Xasan Ganey oo ka mid ah dhalinyarada tirsan Suugaanta Soomaalida waliba xaga gabayada oo dhawaanahan kaalin firfircoon uga jiray ayaa dhawaantan tiriyey gabay uu ugu magac daray digniin oo uu uga hadlayo dhaqanka bulshadda. Abwaan Cabdulahi Xasan oo ku sugan haatan gobolka Minnesota ayaa waxa uu u waramay wariye Siyaad Saciid Saalax waxa una ugu horeyn weydiiyay waxa ku dhaliyey gabaygaan tirintiisa