Sawirro: Maalintii ugu dambeeysay booqashada Kim Jong-un ee Vietnam

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo Vietnam ku qaadanayo maalintii ugu dambeeysay kadib wadahadaladii isaga iyo madaxweyne Trump.

Mr Kim ayaa booqday goobo taariikhi ah, waxa uuna sidoo kale la kulmay madaxweynaha iyo ra'isal wasaaraha dalka Vietnam.

Maalintii ugu dambeeysay booqashada Kim Jong-un ee Vietnam Lahaanshaha sawirka EPA
Image caption Mr Kim ayaa noqonaya hogaamiyiihii ugu horeeyay ee booqda Vietnam tan iyo 1964-tii, markii uu awoowgii Kim Il-sung safar ku tagay dalkaasi
Maalintii ugu dambeeysay booqashada Kim Jong-un ee Vietnam Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption Waxa uu ka qeeyb galay munaasabad ka dhacday magaalada Hanoi oo lagu maamusayay dagaal-yahanadii ku geeriyadooday dagaalkii Vietnam
Maalintii ugu dambeeysay booqashada Kim Jong-un ee Vietnam Lahaanshaha sawirka KCNA/Reuters
Image caption Munaasabadda kadib waxaa uu la kulmay madaxweynaha Vietnam Nguyen Phu Trong
Maalintii ugu dambeeysay booqashada Kim Jong-un ee Vietnam Lahaanshaha sawirka AFP/Getty
Image caption Hogaamiyaha ayaa la filayaa in maanta uu tareen ugu safro dalkiisa
Maalintii ugu dambeeysay booqashada Kim Jong-un ee Vietnam Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption Shaqaalaha ayaa ku hawlan nadiifinta waddoyinka xarunta tareenka Dong Dang ka hor inta uusan Kim Jong Un dalka ka bixin
Maalintii ugu dambeeysay booqashada Kim Jong-un ee Vietnam Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption Ilaaladiisa ayaa hor taagaan tareenka cagaarka ah, kaas oo la filayo in uu Mr Kim ku safro
Maalintii ugu dambeeysay booqashada Kim Jong-un ee Vietnam Lahaanshaha sawirka EPA
Image caption Hogaamiya Kuuriyada Waqooyi ayaa gacanta u haatinaya dad weeyne ku sugan magaalada Hanoi

.

Mowduucyada la xiriira