Sawirro : Haro si mucjiso ah midabkeeda isu badalay

Haro midabka biyaheeda uu si lama filaan ah isu badelay ayaa noqotay meel loo tago fursado sawirro lagu galo magaalada Melbourne ee dalka Australia.

Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption Haradan oo gacan ku samays ah ayuu midabkeeda isu badelay mid basali ah
Lahaanshaha sawirka EPA
Image caption Midabkan ayaa waxaa keenay illeyska cadceedda, roobabka iyo heer kulka
Lahaanshaha sawirka EPA
Image caption Geedaha yaryar ee ka baxa ayaa la sheegay in ay dhallaan maaddo badeli karta midabka biyaha
Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption Dad dalxiisayaal ah ayaa meesha taga si ay sawirro ugu galaan
Lahaanshaha sawirka AFP/Getty Images
Image caption Dadka qaar ayaa xirta dhar middabo kale leh si ay isugu soo baxaan kan harada
Lahaanshaha sawirka AFP/Getty Images
Image caption Balse saraakiisha dowladda ayaa dadka oga digay in aysan biyaha u dhowaan maadaamaa cusbadooda ay saa'id tahay, jirkuna xasaasiyad ka qaadi karo
Lahaanshaha sawirka EPA
Image caption Haweenay sawir isaga qaadaysa meesha
Lahaanshaha sawirka AFP/Getty Images
Image caption Haradan ayuu midabkeeda sidan ahaan doonaa xilliga dayrta oo dhan
Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption Waa arrin sidoo kale lagu arkay dalalka Spain, Canada iyo Senegal

Mowduucyada la xiriira