Sawirrada qaaradda Africa oo BBC ugu mudnaa Toddobaadkan

Sawirrada xulka ee BBC toddobaadkan iyo Qaaradda Africa.

Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption Mudahraade Suudaan u dhashay oo Khamiisti askari madaxa ka dhunkanaya kaddib marki lagu dhawaaqay in xilka laga tuuraay Madaxweyne Cumar Xasan Al-Bashiir
Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption Alaa Saalx oo loogu naaneysay "boqoradda Nuubiya" oo Khartoum kula hadleyso mudaharaadayaasha
Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption Hooya Aljeeriya u dhalatay oo ciidamada dalkaasi ka dalbaneyso iney xilka ka tagaan odayaasha soo daashaday xukunka dalka
Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption Hooya dalbaneyso iney ragga la soo sahqeeyey C/Casiis Butafliiqa iney xilalka oo dhan ka dagaan
Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Sawir orodyahanno Kenyaan ah safka hore ee orodka 39aad ee Rotherdam kaga jiro
Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption Orodyahan Itoobiyaan ah oo lagu magacaabo Tebalu Zawde Heyi oo ku guuleystay orodka Rooma toddobaadkan
Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Lagdin dhaqameed ka dhaceyso caasimadda Mali ee Bamako
Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption Nin miskiin ah oo Moroco u dhashay oo geed hoostii fadhiyo iyada oo orodyahanna uu tartan caalami ah sameeynayo
Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption Tartanka orodka lixda maalmood ee ultra-marathon ka dhacay
Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Haweeney Koonfur Afrika u dhalatay oo ku sugan Cape Town oo u ololeeyneysa in foolka maroodiga la badbaadiyo
Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Haweeney daroogada Cannabis isticmaalkeeda taageerdsan oo Koonfur Afrika uga ololeeyneyso
Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption Fannaan Britsh-Nigeriya ka soo jeeda Yinka Shonibare oo ka shaqeeyo xayaysiiska hiddaha iyo dhaqanka iyo Africa
Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption Ra'isal wasaaraha Belgium Charles Michel oo Isniinti booqday Kigali halki lagu dilay ciidamada nabad sugidda Belgium sanadki 1994-kii
Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Waa goob lagu soo dhajiyey magacda 800,000 oo qof oo lagu dilay xasuuqi ka dhacay Ruwandha sanadki 1994-kii
Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Munaasabada duco ah oo dadki la xasuuqay 1994-kii oo loogu qabtay Amahoro Stadium ee ku yaalla Kigali
Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Dad reer Ruwaanda ah oo xasuusanaya dhacdadii foosha xumeyd ee dalkooda ka dhacday 100 maalmood

Mowduucyada la xiriira