Nin toddoba sano Wasiir soo ahaa haddana masaajid Mu'addin ka ah.
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Nin toddoba sano Wasiir soo ahaa oo Mu'addin masaajid iisu beddelay

Mustafe Muxumed Cigaal oo toddoba sano wasiir ka soo ahaa deegaanka Soomaalida ee dalka ayaa hadda Mu'addin ka ah masaajid ku yaalla magaalada Jigjiga.

Mutafe wuxuu sheegay muddadi uu soo ahaa wasiirka lafteeda inuu masaajidka ka aadaami jiray nadaafaddiisa iyo ilaalintiisana uu ka shaqeyn jiray.

Haddaba, Mustafe Muxumed Cigaal oo ku sugan magaalada Jigjiga wuxuu u warramay wariyaha BBC C/naasir Shekh Maxamed Xikam.