Nin Soomaali ah oo xaaskiisa af-fur u sameeya
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wiil Soomaali ah oo xaaskiisa af-fur u sameeya

Abdirahman waa wiil soomaaliyeed oo kamid ah wiilsha ka caawiya qoyskooda dhanka cunto karinta waqtiyada adag oo Soonku ka midka yahay.