Dadlka Uganda waxay xaq u leeyihiin in ay helaan dawo bilaasha ah oo Duumaada lagula dagaallamo
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Muuqaal: Dadlka Uganda waxay xaq u leeyihiin in ay helaan dawo bilaasha ah oo Duumaada lagula dagaallamo

Qof walba oo ku nool dalka Uganda waxa uu xaq u leeyahay inuu helo dawo bilaasha ah oo lagula dagaalamo cudurka dillaaga ah ee Duumada.

Inkasta oo dowladdu ay ku dadaaleyso helidda dawooyinka muhiimka ah, ayaa haddana dad aad u badan waxa ay tagaan isbitaalada gaarka loo leeyahay, sababtoo ah dawooyiinka oo yaraada marwalba.

Barnaamijka Afrika Eyey ee BBC ayaa baaritaan sameysay si loo ogaato sababta uu gabaabsi ugu yimaado dawooyinka.

Mowduucyada la xiriira