Daawo nin Soomaali ah oo kumanaan doolar looga dhacay Islii
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo nin Soomaali ah oo kumanaan doolar looga dhacay Islii

Sarifle Soomaali ah oo looga dhacay lacag gaaraysa 60 kun oo doollor hoteel ku yaalla xaafadda Islii ee Nairobi.

Waxaa loo ballamiyay inuu lacag sarifi doono balse lacagtii ayaa laga dhacay.