Daawo: Waxaan goob joog u ahaa dilkii Cabdirashiid Cali Sharma'arke
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Waxaan goob joog u ahaa dilkii Cabdirashiid Cali Sharma'arke

Axmed Laangadhe, duqii hore ee magaalada Laascaanood wuxuu goobjoog u ahaa dilkii Madaxweyne Cabdirashiid Cali Sharma'arke 50 sano ka hor. Wuxuu ka sheekeynayaa sidii ay wax u dhaceen.