Ninka astaanta u noqday banaanbaxayaasha Ciraaq
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ninka astaanta u noqday banaanbaxayaasha Ciraaq

BBC-da ayaa heshay sawirka raajo lagu qaaday dalka Ciraaq, waxa ay muujinaysaa qaabka loo dilo inta badan banaanbaxayaasha Ciraaq, taas oo sababta uu u dhintay ninka astaanta rasmiga ah u noqday Safaa Al-Surey.

Mudaaharaadyada ayaa weli kasii socda dalka Ciraaq, mana muuqato saansaan in ay dhammaan doonaan.