Ardey ka badbaaday qarixii Ex-Koontarool
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ardey ka badbaaday qarixii Ex-Koontarool oo ka sheekeeyay wixii ay arkeen

Ardeyda ka badbaaday qarixii Ex-Koontarool ee dhigata Jaamacadda Banaadir oo ka sheekeeyay wixii ay goobjoogga u ahaayeen.

Qaraxaas waxaa ku dhimatay 82 qof. Sidoo kale qaar ka mid ah dadkii dhaawacmay ayaana loo kala qaaday Turkiga iyo Qatar.

Ururka Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda, waxayna tilmaameen in bartilmaameedka uu ahaa muwaadiniin u dhashay Turkiga.

Laanta Sirdoonka dowladda ayaa dhankeeda ku eedeysay weerarka in uu dal shisheeye uu ku lug lahaa.

Mowduucyada la xiriira