Dadkii la karantiilay ee ku noolaa magaalada Wuhan oo daaqadaha isaga heesaya.
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Coronavirus: Dadkii la karantiilay ee magaalada Wuhan oo daaqadaha isaga heesaya

Wuhan waa magaalada uu ka soo bilowday caabuqan corona ee hadda caalamka oo dhan uu feejignaanta uga jiro.

Dowladda Shiinaha ayaa karantiishay dhamaan 11-ka milyan ee qof ee ku nool magaaladaas, waxaana lagu amray in qof kasta uu qolkiisa ku jiro.

Mowduucyada la xiriira