Coronavirus: Sida ugu fudud ee aad ku ogaan karto in aad qabto Covid-19

Cudurkan ayaa saameyn ba'an ku haya dunida oo uu ku sii faafayo. Dalka Shiinaha oo uu ka soo bilowday ayaa u muuqda in uu ka adkaaday