Coronavirus iyo Soomaaliya: Farriin uu kuu sido qof ka caafimaaday fayraska Covid-19

Coronavirus iyo Soomaaliya: Farriin uu kuu sido qof ka caafimaaday fayraska Covid-19

Illaa 19 qof ayaa ka caafimaaday coronavirus sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee dowladda Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa u dhimatay illaa 28 qof fayraskan saameeyay dunida. Tirada guud ee dadka uu ku dhacay Soomaaliya waxay gaareysaa 528 qof.

Cabdirasaaq Cabduqaadir Raage wuxuu ku mid yahay dadkii ka caafimaaday. Wuxuuna la hadlay BBC News Somali.