Sawirada 40 sano ka hor markii ay rag hubaysan la wareegeen safaaradii Iran ee Kensington.

30 April 1980 6 nin oo hubaysan ayaa la wareegay safaaradii Iran ee ku taalay Kensington. afduubkan ayaa la soo afjaray ka dib markii ciidamada gaarka ah ee UK ee The siege SAS gudaha u galeen dhismaha.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka,

30 April 1980 6 nin oo hubaysan ayaa la wareegay safaaradii Iran ee ku taalay Kensington. afduubkan ayaa la soo afjaray ka dib markii ciidamada gaarka ah ee UK ee The siege SAS gudaha u galeen dhismaha.

Pc Trevor Lock

Xigashada Sawirka, Brendan Monks/Daily Mirror/Mirrorpix/Getty Images

Qoraalka sawirka,

26 qof ee lagu afduubtay gudaha safaarada waxaa ka mid ahaa PC Trevor Lock, oo ka tirsanaa ciidamad ilaalada dublamaasiyiinta, waxaa la arkayya isaga oo taagan Jaraanjarta lana hadlaya booliiska oo taagnaa daaqadda.

Xigashada Sawirka, PA Media

Qoraalka sawirka,

Mid ka mid ah dadkii wadaxaajoodka waday oo ak soo baxa safaaradda

Xigashada Sawirka, N. Beattie/Evening Standard/Hulton Archive/Getty I

Qoraalka sawirka,

Ragga hubaysan ayaa siidaayay qaar ka mid ah dadkii ay haysteen, waxaana dibadda ku sugnaa booliiska

Xigashada Sawirka, Kent Gavin/Daily Mirror/Mirrorpix/Getty Images

Qoraalka sawirka,

Ragga hubeysan ayaa ka tirsanaa koox ka soo horjeeda hogaamiyahii Ruuxiga ahaa ee Ayatollah Khomeini,

Xigashada Sawirka, F Zabci/Shutterstock

Qoraalka sawirka,

Ciidamada gaarka ah ee SAS oo isu diyaarinaya inay gudaha u galaan safaaradda

Xigashada Sawirka, PA Media

Qoraalka sawirka,

Ciidamada gaarka ah ee SAS oo gudaha u galay safaaradda

Xigashada Sawirka, F Zabci/Shutterstock

Qoraalka sawirka,

Mid ka mid ah ddakii afduubka loo haystay oo ka baxsanaya safaaradda

Xigashada Sawirka, PA Media

Qoraalka sawirka,

Wariyayaasha oo ku sugan safaaradda si ay wararka u tabiyaan

Xigashada Sawirka, PA

Qoraalka sawirka,

Mr Whitelaw ayaa sheegay in uu ka xunyahay in awood la isticmaalay balse "ma jirin khiyaar kale oo furnaa".

Xigashada Sawirka, Ray Moreton/David Levenson/Keystone/Getty Images

Qoraalka sawirka,

Safaaradii Iran ee London