Maxay tahay sababta uu boqorkan Soomaalida ah sidan ugu lebisto?

Maxay tahay sababta uu boqorkan Soomaalida ah sidan ugu lebisto?

Boqor Axmed: "qofku waa in uu dhaqankiisa ku faanaa ",halkan ka daawo boqor ku labista dhar dhif iyo naadir ku ah deegaanada Soomaalida,Fadlan ra’yigaagana ka soo dhiibo.