South Africa iyo Mexico

Koobka adduunka
Image caption Koobka adduunka ee South Africa, 2010

Waxaa hadda socotay ciyaarta furitaanka Koobka adduunka.

Waxay dhexmaraysaa kooxaha South Africa oo marti loo yahay iyo kooxda latin America ee Mexico.

Kooxda kubadda cagta South Africa waxay matalaysaa dalka martida loo yahay ee koobka adduunku uu ka dhacayo, waligeed ma qaadin koob adduun, hase yeeshee, kooxda Mexico horay ayay ugu guulaysatay koobkan.

South Africa, waxaa u safan ciyaaryahanada: 16 Khune 02 Gaxa 04 Mokoena Captain 15 Thwala 20 Khumalo 08 Tshabalala 10 Pienaar 11 Modise 12 Letsholonyane 13 Dikgacoi 09 Katlego Mphela

Mexico, waxaa u safan ciyaaryahanada: 01 Perez 02 Rodriguez 03 Salcido 04 Marquez 05 Osorio 12 Aguilar 16 Juarez 06 Torrado Captain 09 Franco 11 Vela 17 Giovani

Wixii natiijo ah kala soco bogga ciyaaraha iyo Qaybta South Africa World Cup, 2010