Germany iyo Spain maxaa kala qabsaday?

Madaxa kooxda Spain, Vicente del Bosque, ayaa ku adkeeyay cayaartooydiisa inay sii socdaan, koobkana ay ku guuleeystaan, kadib markii 1-0 ay kaga badiyeen kooxda Germany cayaartii semi final-ka ee xalay dhacday.

Image caption Germany iyo Spain