HSBC oo wadahadal kula jiro Nedbank

Bangiga HSBC
Image caption Bangiga HSBC

Bangiga Britishka ee HSBC oo bangiyo badan ku leh Asiya, ayaa wadahadal kula jira Bangiga Nedbank ee Koonfur Afrika.

Heshiiska ayaa siin doona HSBC inuu yeesho 6.8 buillion oo dollar oo ah qaybta ugu badan ee Bangiga Nedbank, oo ah bangiga afraad ee ugu wayn Koonfur Afrika.

heshiiskan ayaa bangiga HSBC u suurto galin doona, hamiyadiisa inuu ku faafo suuqyada wadamada soo koraya.