Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wasiirka arrimaha Dibadda ee Somaliland

Image caption Maxamed Cabdullaahi Cumar, Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland, oo Istuudiyaha Bush House ugu waramaya Yusuf Garaad

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland, Maxamed Cabdullaahi Cumar, oo nagu soo booqday daarta Bush House ee BBC ee London ayaa waxa Yusuf Garaad uu uga waramay qorshaha iyo siyaasadda dowladda cusub ee Somaliland.