Itoobiya Airline oo ku biirtay Star Alliance

Ethiopia Airline
Image caption Ethiopia Airline

Ethiopean Airline ayaa kamid noqotay Star Alliance oo ay ku jiraan Egyptair, iyo South African Airways.

Afhayeenka South Africa Airways ayaa sheegay, in shirkadaha ay rajaynayaan in wada shaqayntooda ay ka caawin doonto kororkasuuqyada Afrika.

Star Alliance waxaa kaloo ku jira Luftansa, Thai iyo Continental Airlines.