Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Barnaamijka Falanqeynta

Image caption Soomaalida ku nool Mareykanka

Barnaamijka Falanqeynta waxa uu ku saabsan yahay dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku nool waddanka Mareykanka oo dhawaan lagu eedeeyay inay galeen danbiyo kala duwan.

Waxaa ka doodaya xubno ka tirsan jaaliyadda Soomaalida ee Mareykanka.

Waxaa doodda u qeybinaya weriyaha BBC Maxamed Xaaji Xuseen.