Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dagaalka ka socda meelo badan Soomaaliya

Dagaal culus oo ka soconaya Muqdisho ayaa waxaa maanta horumar ka sameeyay ciidamada AMISOM, oo la wareegey xarunta wasaaradii hore ee gaashaandhigga, oo aheyd fariisin weyn oo lahaayeen Al-Shabaab.

Dagaalka weli waa uu soconayaa waxaana istaagay isu gudubkii waddada warshadaha.

Qasaaro dhimasho iyo dhaawac ayaa jira.

Sidoo kale Baladweyne iyo Buuloxaawo ayaa dagaal uu ka bilaabmay.