Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Soomalida Mozambique

Image caption Bile Said

Dalka Mozambique, waxaa degan Soomaali lagu qiyaasayo ilaa 1000, iyadoo sidoo kale muddooyinkii u dambeeyay uu dalkaas marin u noqday Soomaali socdaalayaal oo intooda badan kaga sii gudba dalka Koonfur Africa.

Soomaalida Mozambique ku ganacsata waxaa ka mid ah Bille Saciid Maxamed, oo ah milkiilaha shirkadda Billex oo ka ganacsatada qalabka korontada, guryaha iyo waxyaabaha hadiyaha la isku siiyo.

Bille, ayaa ka waraystay guud ahaan Soomaalida dalka Mozambique kuwa ka ganacsada iyo kuwa socdaalka ku mara oo ay isugu jira qaar ka gala garoomada diyaaradaha, dekedaha iyo dhulkaba.

Bille, ayaa Cabdiraxmaan Koronto wuxuu uga wramay warammo Soomaalida deegaanka ah ee Joogta Mozambique iyo kuwa soo galootiga ku soo gala.