Qarax ka dhacay Israel

Hal qof ayaa ku dhintay soddon qofna waa ay ku dhaawacmeen Bomb ku qarxay meel laga raaxo bas magaalada Jerusalem.

Qaraxa ayaa burburiyay baska. Boliiska Israel ayaa sheegay in qof uu bomb sooo dhigay eesha buska laga raaco kadibna cararay.

Wariyaha BBCda ayaa sheegay in baabuurta gargaarka degdega ay goobta imaatay si ay u qaado dhaawaca.

Maraykanka iyo Falastiiniyiinta ayaa cambaareeyay weerarka oo ku tilmaamay argagixiso.