12 Abriil, 2011, 18:45 GMT 21:45 SGA

Qaybta 1-aad waraysi MO Farah, video

Media Player

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Ku daar media player kale

Waraysi Video ah oo BBC ay la yeelatay MO Farah, ayuu kaga hadlayaa taariikhdiisa cayaaraha orodka iyo guud ahaan guulaha uu ka gaaray cayaaraha.

Wuxuu kaloo MO Farah ka hadlayaa sida Soomaalidu mustaqbalka ugu leedahay cayaaraha fudud.

Wuxuu sheegay in uu hadda waddo u diyaargarowga tartanka World Championship, balse sidoo kale uu ka fakarayo in uu ku dadaalo sidii uu natiijo wanaagsan uga keeni lahaa tartanka Olympic-ada adduunka ee sanadka soo socda 2012 lagu qabanayo dalka UK, magaaladan London.

Waxaa halkan ka daawan kartaa qaybta hore ee waraysiga MO Farah.

BBC navigation

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.